Suusuci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Caano suusac ka dhigid. ld suusaci.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suusuci

suusaci | suusacid | suusacin | suusucid | suusucin | waraabaqandhis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg