Suuxsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Nafley wax la suuxiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuxsan

balqi | caali | majasuuxsan | majasuuxsanaansho | manjasuuxsan | manjasuuxsanaan | suuxsanaan | suuxsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg