Taageer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taageer ↴
yabooh | taageere | taageerid | taageero | waafaq | ansaar | asaas | ayid | caawi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg