taaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof ama wax meel istaajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaji ↴
taajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaji. ld taajis.
taajir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
T. ah: qof maal ama hanti badan leh.
taajir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Maal badan yeelasho.
taajirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taajir².
taajirnimo [m.dh]
Faajir ahaansho.
taajis [m.l]
ld taajin.
astaajir [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-rro, m.dh)
Awr badan oo isku xiriirsan oo xamuul sida.
istaaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax hoos yiil kor u qaadid iyadoo la taagayo. 2. Wax socday joojin.
istaajin [m.f.dh]
eeg istaaji.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg