Istaaji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax hoos yiil kor u qaadid iyadoo la taagayo. 2. Wax socday joojin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istaaji ↴
taaji | yuub | agjooji | hoobiye | hortaag | istaajin | jilbajooji | jooji | kici |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg