Taariikh
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Laan cilmi bulshadeedka ka mid ah oo lagu barto dhacdooyinka. 2. Goorta wax abuurmeen ama dheceen. 3. Sanadka, bisha, iyo maalintu inta ay joogaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taariikh ↴
ubaxdhig | jaahiliyad | maajo | raadreebid | taallo | taariikhdii hore | taariikhee | taariikheyn | taariikhi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg