Tagoog

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xubinta cududda iyo majinta u dhaxaysa. ld tagoogo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tagoog

baaqin | dhaaddin | iskutaallo | jugleyn | shalfo | tagoogo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg