Tahar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.dh)

1. Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag. 2. Hilib weyd ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tahar

kollajiin | mud | taharow | taharowga halbowlayaasha |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg