Talantaalli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax si kala googo'an oo waqti u dhexeeyo u dhaca. 2. Laba xaglood oo isla eg oo iska soo horjeeda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga talantaalli ↴
afarqaad | aliil | dhafandhaaf | dulundulco | taran talantaalli ah | weydaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg