tarro
(m.dh)1. Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan. 2. ld darro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarro ↴
darro [m.dh]
Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.
malaas [m.dh]
1. Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro. 2. Tin aad u jilicsan.
xaraar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg