Tawl

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. T. ah: wax qaab wanaagsan leh. 2. T. ah: qof firfircoon ama shaqo badan. 3. Isir, waalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tawl

tawllan | tawllanaan | tawllanaansho | tawtawle | tawtawlee | tawtawleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg