Tidcan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Timo, xarig iwm wax la tidcay noqosho.

Tidcan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Timo, xarig iwm wax tidcay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tidcan

daban | tidcamid | tidcanaan | tidcanaansho | tidic |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg