nabad
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)1. Waxyeello iyo colaad la'aan. 2. Caafimaad iyo ladnaan.
nabad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bday, -badday; -bdi)La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabad ↴
og
[m.l]
1. ld ogaan (1). Garasho wax loo
leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay. 2. Xog
wax laga hayo. Tus. “Ogaalkay nabadgelyo
ayaa halkaa ka jirtay”. 3. Xog'ogaal: oogaanta
wax guntooda la ogyahay. ogaan
nabaaddiineysan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax nabad qaba ahaansho. 2. Wax la xirsi xiray ahaansho.
nabaaddiino
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
1. Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad. 2. Duco dad kala tegayaa isku sagootiyaan; nabadgelyo.
nabadayn
[Erey Dareen | Exclamation]
Nabadgeliyo.
nabadayn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabadee.
nabadbax
[m.l]
Samatabax.
nabadbax
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Ka n.: Dhibaato ka samatabixid.
nabadbixi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka n.: Cid waxyeello ka badbaadin.