Yeer
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhawaaq; cod.
Yeer
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo. 2. Nafley dha-waaqid.
Mayeeraan*
Dhallaanka ama ilmaha aadka u yar ee aan wili hadaaq baranin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeer ↴
aadaan | aadaan | naa | xaadiri | yabaq | jaanqaad | jaanqaad | onkod | or | wac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg