Tiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax tirmo leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiran

arrad-tiran | arratiran | carabbaabba' | cartiran | catiran | ciribtiran | ciribtiran | dayactiran | dhabaqtiran | dhammaystiran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg