Toobad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

U noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo. ld tawbad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toobad

taa'ib | tawbad | toobadkeen | toobadkeen | toobadkeenid | toobadla'aan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg