Tumay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

1. Orgi ama wan la dhufaanay. 2. Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo. 3. Roob aan xoog lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tumay

haadi | rabi | beriberi | biif | biif | budul | cuddad | dayaan | deynhilato | dhabaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg