Tus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Humri kulul oo dhaca waqtiga kulaylaha; hogo.

Tus

Qaabnaxa: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. Cid wax farta ugu fiiqid. 2. Is t.: laba qof isu keenid.

Tusmaysan .*

Macnaha : Qeexid si wacan loo qaabeeyey .


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tus

aabburan | aad | aaddan | aag | aakib | aal | ba | baa | baab | ta |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg