Tuug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay.

Tuug

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wax baryo lagu keenay.

Tuug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax baryid; yaboohsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuug

raadgur | raadgur | rabbituug | saariq | uusxabaal | allabbari | arbucuun | arbucuun | baryayso | baryo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg