Shimbir

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya.

Shimbir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig kulul, baalal leh oo duusha. 2. Shimbir meel dhexaad ah, midab qurxoon oo xasharaadka cuna. ld shinbir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shimbir

jaalabuto | jaamojoog | urug | abitey | asiidha yuurig | baal | bisad | booddo | buub | buul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg