uri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax urkooda dareemid. 2. Wax qurmin. Tus. “Kalluunkii bakhtiyey baddii buu uriyey”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uri ↴
aabburid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabbur aabbur
uburi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Awr qooqan, ubur afka ka keenid. ld aburi. aburi
uburin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uburi. ld aburin. uburi, aburin
gaaddabbuurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaddabbuur². gaaddabbuur
jaanguuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dabar goyn.
jaanguurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaanguur.
jaanguurin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaanguuri. ld jaanguuris.
jaanguuris [m.l]
ld jaanguurin.
nabaadguuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dhul nabaadguur ku ridid.
nabaadguurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabaadguur².