Waaya-arag
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:W. ah: qof leh aqoon dheeraad ah oo laga kasbado shaqo, dad la dhaqan, farsamo iwm. ld waayo-arag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waaya-arag ↴
waaya-aragnimo | waayo-arag | abwaan | abwaanad | bisayl | bisil | caqliyayso | gadaalkagaar | golajoog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg