Murti
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ulajeeddo kasmo, aqoon iyo waaya-aragnimo ku jirto oo hadalka, heesaha, gabayada iwm laga dhex helo; xigmad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murti ↴
maahmaah | balaaqo | biyadhac | guraabbaas | guraabbaas | guryan | guryan | hadur | halkudheg | masrixiyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg