Wade

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

1. Qof baabuurta wadi yaqaan. 2. Meel dad badan isugu yimaadaan, ninka dadka gaarsiiya hadalka qofka hadalka jeedinaaya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wade

jaalle | saaxiib | unug-dareen-dhaqaaq | unug-dareen-wade | adhaxle | akson | colwade | daawade | dareenwade | dareewal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg