Wah

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Erey dareen oo yaabka tilmaama.

Wah

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

1. W. dheh: ballaqmid. 2. W. ka sii: wax ballaqid (albaab).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wah

caajis | caajis | caajisad | daafad-xagleed | caayib | cagajiid | gabbaljiif | guurarraac | hiiliyam | neef wahsada |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg