Walbahaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Welwel, murugo.
Walbahaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dareen murugo leh la gam'i waayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walbahaar ↴
sumalhaad | tawal | walbahaarid | walwal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg