Waxsoosaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. (dhaq.) Tirada wixii ka soo baxa warshadaha, beeraha, xoolaha, iwm. 2. (dhaq.) Natiijada waxqabad hawleed kasta. ld waxsoosaarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waxsoosaar

burjiwaasi | carwo | hantiggoosi | hantiwadaag | waxsoosaarid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg