Xajmi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Derbi iwm inta qiradiisu le'eg tahay; jurmi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xajmi ↴
baraf-dhagax | cabbir-dhuleed | dhanbalan | madhxiye | qaraaxad | weyneyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg