Weyneyn

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg weynee. ld weyneys, weyneysiin.


Weyneyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Summad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama yareeyo xajmiga huumaagga. Waana saamiga baaxadda huumaagga iyo baaxadda walaxda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weyneyn

bagaf | farasaar | le'eg | qardoofo | qiil | weyneynsiin | weyneys | weyneysiin | xataa |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg