Xiddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Dun midabyo badan oo si gaar ah loo farsameeyey oo si ayan u tifmin dacallada maryaha looga tolo oo qurux loogu tala galay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiddo

taarash | wadayaal | badhi | darxad | ifraac | kullaabi | subeeciyad | xiddaayad | xiddaysan | xiddee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg