Xirmo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Dhawr wax oo isku nooc ah oo isku xiran. 2. Dhul daaqsi-meed muddo go'an laga xayiro daaqidda xoolaha si loogu aayo goor dambe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xirmo ↴
wadayaal | awdmid halbowle wadne | cuddad | dhisaal | duub | istaafilokookaas | majin | marduuf | taharowga halbowlayaasha | xay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg