Xooji

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Wax xoog leh ka dhigid. 2. (f.mg) U x.: cid u shaqayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xooji

kaab | ugub | yeelaal | askoorbik-asiidh | baraq | birmad | laballaab | lammaani | maggarafoon | tiiri |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg