Xoq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Beeyo qolof lagu fujiyo oo aan saafi ahayn. ld xog¹, xog², xoq².


Xoq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld xoq¹.


Xoq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Wax ciddiyaha marmarin. 2. Wax hoolid. 3. Cusbo gaar ah carruur dabada ka gelin. ld xog³.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoq

jaawi | jaawo | taallaquf | xab | cagsalaax | cul | cuncun | cusballab | cusbee | dhallinyarayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg