xumbo
(m.dh)

Xoor; abur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xumbo

daadxoor [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Xumbo saaruq wadata oo ka samaysanta xawliga biyaha, siiba daadadka. 2. Saaruqda daadadka ka harta.

haydarojiin-cursan [m.l]
(kiim.) Nooc gaar ah oo haydarojiin aad u firfircoon ah oo la rumeysan yahay inuu jiri karo muddo gaaban oo u dhaxaysa marka uu sameysmo iyo marka uu u muuqdo xumbo ahaan.

shiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Xumbo hoos u dhicid. 2. Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.

xoor [m.dh]
1. Xumbo cad oo caanaha la lisay yeeshaan. 2. ld xoor 1 (2). Magac xiddi-good.

xumbaysii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Ka x.: wax xumbo ka keenid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg