Xusuusan
Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Cid wax horay u dhacay maskaxda ku haysa ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xusuusan ↴
dhadhab | garansoon | garwaaqsan | halmaan | waqdhis | xusuusnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg