Qaamuus.net

Qaybaha Ereyada

Ereyada ku baadh xarafka ay ka bilowdaan ama qaybta aqoonta.

Ereyga Maalinta

Eeg kaydka
October 15, 2026

hoolan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax la xoqay noqosho. 2. Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho. 3. Wax dubka laga qaaday noqosho.
  2. 1. Wax la xoqay ahaansho. 2. Timo ama dhogor la xiiray ahaansho. 3. Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Xarfaha Af-Soomaaliga