September 16, 2026
cilmiga usdurraadka
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Barashada usdurraadka waa sheekooyin laga gaaray dadkii hore, iyo fikrado la xiriira taariikada asalka, qeexid dhacdooyinka dabiiciga ah sida xilliyada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

