Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
fasakhnaansho  ld fasakhnaan.
fasakho  Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama ka raalli ahayn iska furid. ld fasaqo.
fasal  1. Qaybaha buug lee- yahay midkood. 2. Heerarka waxbarashada dugsiga midkood. 3. Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.
fasaleeti  1. Maro yar oo afka lagu tirto. 2. Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.
fasaq1  ld fasakhid. fasaq2  ld fasakh². fasaqan1  ld fasakhan¹. fasaqan2  ld fasakhan². fasaqasho  ld fasakhasho.
fasaqid  ld fasakhid.
fasaqmid  ld fasakhmid.
fasaqnaan  ld fasakhnaan.
fasaqnaansho  ld fasakhnaan.
fasaqo  ld fasakho.
fasas1  1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo. fasas2  (daaw.) Dhaawac caallirid. fasasi  (daaw.) Dhaawac caallirin.
fasasid  eeg fasas².
fasasin  eeg fasasi.
fasaso  Fasas qaybsasho.
fasax1  1. Oggolaan. 2. Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto. fasax2  1. Oggolaansho siin. 2. Hawl ka nasin (cid). fasaxid  ld fasixid.
faseexad  Bir yar oo layskula dhejiyo qalbacyada, albaabada, daaqadaha iwm.
fashal1  1. Guuldarro. 2. ld fashalid. fashal2  1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. ld fashil². fashalaad  ld fashalid.
fashalan1  Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹. fashalan2  Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan². fashali  Fashal ku ridid. ld fashili.
page : 35 of 73
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 > >>

 

Exit mobile version