Fasal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Qaybaha buug lee- yahay midkood. 2. Heerarka waxbarashada dugsiga midkood. 3. Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasal

amad | baaqso | booti | fahraso | fasaleeti | galaas | ku | masar | racayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg