Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: ismaandhaaf
dhengedeysnaansho ld dhengedeys-naan.
dhereb Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab³ (2).
dhereg (1) 1. Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho. 2. Barwaaqo; ladnaan.
dhereg (2) (kiim.) Marki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.
dhereg (3) Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.
dheregdhacsad ld dheregdhacsasho.
dheregdhacsasho eeg dheregdhacso. ld dheregdhacsad, dheregdhacsi.
dheregdhacsi ld dheregdhacsasho.
dheregdhacso Wax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.
dheregsan Wax dhergey ahaansho.
dheregsanaan eeg dheregsan. ld dheregsanaansho.
dheregsanaansho ld dheregsanaan.
dherer (1) 1. Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog. 2. Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan. 3. Fogaan.
dherer (2) (ray, -rtay) 1. (f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho. 2. (f.mg) Taagnaan; likaysnaan.
dhereran Wax fidsan ama kor u taagan ahaansho.
dhereri 1. Wax dhirirkiisa cabirid. 2. Bawd, derbi iwm dherer u raacid.
dhererid eeg dherer².
dhererin eeg dhereri.
dherernaan eeg dhereran. ld dherernaansho.
dherernaansho ld dherernaan.
dherersan Wax la dherershay ahaansho.
dherersanaan eeg dherersan. ld dherersanaansho.
dherersanaansho ld dherersanaan.
dherersimo Qoolka waxaraha.
dhererto Sacab muggii; xantoobo.
dherertoo U dh.: aad u sugid; raagsasho; daahsasho.
dherertood eeg dherertoo.
dhergan Wax dhergey ahaansho.
dherganaan eeg dhergan. ld dherganaansho.
dherganaansho ld dherganaan.
<< < 400 401 402 403 404 405 406 407 408 409 410 > >>

 

Exit mobile version