diidsanaan eeg diidsan. ld diidsa- naansho.
diidsanaan (1) eeg diidsan. ld diidsa-naansho.
diidsanaansho ld diidsanaan.
diidsii Cid wax nacsiin.
diidsiin eeg diidsii.
diif Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.
diif (1) Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld duuf¹ (2).
diifayn eeg diifee.
diifaysan Wax diifi hayso ahaansho (nafley).
diifaysnaan eeg diifaysan. ld diifaysnaansho.
diifaysnaansho ld diifaysnaan.
diifee Cid diif badid.
diifsasho eeg diifso. ld diifsad, duufsad, duufsasho, duufsi.
diifso Diif iska tirid (qof). ld duufso.
diig ld diiq¹.
diigaanyo Wax aad u tiro badan (dad, xoolo iwm).
diihaal (1) Gaajo aad u daran. ld daahiil¹.
diihaal (2) Gaajo badan dareemid. ld daahiil².
diihaalid eeg diihaal². ld daahiilid.
diil (1) Dhabbo; jid.
diil (2) Wax ciid, neef iwm ka buuxin.
diilabadan Dabci si caadi u ah isbeddelid (qof).
diilabadnaan ld diilabadnaansho.
diilabadnaansho eeg diilabadan. ld diilabadnaan.
diilaley Darbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.
diilalyo Dhaxan aad u badan.
diilan (1) Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.
diilan (2) Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.
diilasho eeg diilo.
diilid eeg diil².
<< < 446 447 448 449 450 451 452 453 454 455 456 > >>