Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
garyaqaan  1. Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer. 2. Qof sharciga dawliga ah aqoon u le.
gas  Timo ama dhogor dheer oo aan la daryeellin. ld gasaa.
gas xidid  Kor ka bax hal unugley ah oo dhuumaysan oo ka soo baxa dubka sare ee unugga xididka. Waxa uu leeyahay derbi dhuuban oo had iyo jeer deris la ah carrada. Tiro badan oo gas xidid ah ayaa ka baxa dub duleedka, marka uu xididku sii dheeraadana waxa baaba'a gas xididka gaboobey waxaana soo baxa midcusu.
gasaaro  Noocyada lo'da jaad ka mid ah oo gaagaaban, caal aan lahayn, lehna geeso yaryar iyo caano bada.
gasaas  ld ga.
gasangas  Geed gaab leh laamo jilicsan oo faalala iyo bari weyn oo dharka lagu mayrt.
gasar  Cudur ku dhaca xiriirta lafdhabarta oo qaarka sare isku jajabiya oo dadka tuur u yeela; faj.
gasariir  Ceeb wey.
gasariir1  1. Abaar daran. 2. Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir. gasariir2  1. Wax abaar darani heshay ahaansho. 2. Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir. gasariirid  eeg gasariir². ld geseriiri.
gasayar  Bilaha dayaxa tooda siddeedaad oo soonqaadka ka horraysa; shacbaa.
gasayn  eeg gase.
gasaysan  Wax gaso la geliyay ahaansho (xoolo.
gasaysasho  eeg gasays.
gasaysnaan  eeg gasaysan. ld gasaysnaansh.
gasaysnaansho  ld gasaysnaa.
gasayso  Xoolo gaso ku xaraysash.
gasee  Xoolo gaso geli.
gash  ld ges.
gashaan1  Nin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii. gashaan2  1. Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda. 2. ld gashaant. gashaanti  Gabar da'ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan² (2).
gashaantinnimo  Gashaanti ahaansh.
gashad  eeg gash.
gashan  Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansh.
gashanaan  eeg gashan. ld gashanaansh.
gashanaansho  ld gashanaa.
gashi  1. Shaati. 2. Qaan; ma.
gashiisho  Galley shiidan oo la kariyey; soor. ld geshiish.
page : 48 of 102
<< < 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 > >>

 

Exit mobile version