raaqraaq Muddo noo-laansho.
raaqraaqid eeg raaqraaq.
raaqraaqin Siima raaqraaqin: siima jirin, siima noolaan.
raar1 1. Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay. 2. Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm. 3. Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado. 4. Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo. raar2 1. Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto. 2. Sariir qoryo ka samaysan. raar3 1. Wax meel sare saarid. 2. Raar dhisid. raarac1 1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid. raarac2 Wax meel sare ka soo laallaadid. raaracan1 ld raa-racsan¹. raaracan2 ld raa-racsan². raaracmid ld raaracsamid.
raaracnaan ld raaracsanaan.
raaracnaansho ld raaracsanaan.
raaracsad ld raaracsasho.
raaracsamid eeg raaracsan¹. ld raa-racmid.
raaracsan1 Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹. raaracsan2 Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan². raaracsanaan eeg raaracsan². ld raaracnaan, raaracnaansho, raaracsa-naansho.
raaracsanaansho ld raaracsanaan.
raaracsasho eeg raaracso. ld raaracsad, raaracsi.
raaracsi ld raaracsasho.
raaracso Wax meel ka laallaadsasho.
raaran1 Wax la raaray noqosho. raaran2 Wax meel sare saaran ahaansho. raarasho eeg raaro.
raarbiyood Raar meydka lagu dhaqo.
raarcaw Raar yar oo caws laga sameeyey oo la goglado.
raardhisme Raar weyn oo loo sameeyo in aqalka lagu dado.
raargogol Raar si gaar loo sameeyo oo loogu talo galo in la goglado.
raari 1. Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma. 2. Meel dhir dhaadheer oo badan leh.
page : 6 of 40
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 > >>