Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
higaagnaan  eeg higaagan². ld higaagnaansho.
higaago  Weel higaag ku dhuujisasho.
higgaad  Ku dhawaaqidda ama qoridda xuruufta erey ka koobanyahay. ld hikaad, hingaad.
higgaadi  Xuruufta erey ka koobanyahay qorid ama ku dhawaaqid. ld hikaadi.
higgaadin  eeg higgaadi. ld higgaadis, hikaadin, hikaadis, hingaadin, hingaadi.
higgaadis  ld higgaadin.
higgasho  ld hingood.
higgo1  ld hingo¹. higgo2  ld hingo². higgoo  ld hingoo.
higgood  ld hingood.
higil  Muuqaal meel fog laga arko oo aan la sixi karin waxa uu yahay.
higley  ld higlo.
higlo  Geed dhirta waaweyn ka mid ah oo aan qodax lahayn, weligiis cagaaran, miro la cunana leh. ld higley.
higsasho  eeg higso.
higso  Si degdegsiinyo leh, wax horay u tegey u tiigsasho.
hiif1  Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf¹. hiif2  Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf². hiifid  eeg hiif². ld huufid.
hiig  Harag, suun iwm hiige ku xoqid.
hiigasho  eeg hiigo.
hiige  Qori, bir iwm oo hargaha, saamaha iwm lagu jilciyo.
hiigid  eeg hiig.
hiigo  Meel isku xoqid (xoolo)
hiihiile  Mariid waabaayo daran leh.
hiijo  Nac iyo colaad ku dhalata qof wax la gaarsiiyo.
hiil  Digo xoolaad oo uruurtay.
hiil1  Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo. hiil2  ld hiili. hiilee  Dab iwm hiil ku shubid.
page : 57 of 93
<< < 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 > >>

 

Exit mobile version