aawilid ld awaalid.
aawin eeg aawi. ld aawis.
aawis ld aawin.
aawo Erey aan keligii istaagin in qodob lahaansho lagu daro mooyee, sida: -diis, -deed, -dood iwm oo macnahiisu yahay qof ama wax dartood. Tus. “Cali, Caasha aawadeed ayuu halkan u yimid”. ld aw.
aayad 1. Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi. 2. Wax aan hore loo arki jirin oo yaab leh; mucjiso.
aayakatalin Ka tashiga cidi ka tashato mustaqbalkeeda wixii ay ka yeeli lahayd. ld aayakatashi.
aayakatashi (siyaa.) Xaqa uu waddan u leeyahay waddan kale in uu kaga xoroobo waddan shisheeye ee haystay, una doorto dawladda uu rabo. ld aayakatalin.
aayar Si deggan oo miyir leh. ld aad yar, aadyar.
aayatiin Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed. ld aayo¹.
aayaxumaan eeg aayaxun. ld aayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.
aayaxumaansho ld aayaxumaan.
aayaxumi ld aayaxumaan.
aayaxumo ld aayaxumaan.
aayaxun Cid aan aayo ficnayn ahaansho.
aaye ld aayo².
aayid eeg ay². ld aayis.
aayis ld aayid.
aayo1 ld aayatiin. aayo2 1. Afo waxa ay u tahay carruurta ninkeedu ka dhalay naag kale. 2. Haweeney qof abtigii ama adeerkii qabo. 3. Qof waxa ay u tahay hooyadiis walaasheed; habaryar. ld aaye. aayodhiin (kiim.) Curiye adke ah oo bida midabkiisuna yahay buluug madow kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
aayon ld ayoon.
aayoonayn (kiim.) Habka soo saaridda ayoonnada.
aayoonka haydarojiin eeg asiidh; PH.
ab1 1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag. ab2 A.kay ma arag: weligay ma arag. ab'ogaa Dad dalka gudihiisa weligii degganaa; aan gadaal ka imaad ahayn.
ab'orijinis Dadka asal ahaan u deggan amase degganaan jiray gobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaa dadkii Ustraliya degganaan jiray intii aan caddaanku tegin; ab'ogaa.
abaab1 ld abaabid; abab¹; ababid. abaab2 ld abab². abaabi ld ababi.
page : 8 of 75
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>