daandaamid eeg daandaan². ld daandaan¹ (2).
daandaamin eeg daandaami.
daandaan1 1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid. daandaan2 Tabardarro awgeed dhicdhicid. daandaansad ld daandaansasho.
daandaansan Wax wareersan ahaansho (nafley).
daandaansanaan eeg daandaansan. ld daandaansanaansho.
daandaansanaansho ld daandaan- sanaan.
daandaansasho eeg daandaanso. ld daandaansad, daandaansi.
daandaansi ld daandaansasho.
daandaanso Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
daandheero Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.
daanduumi ld daadduumi.
daanduumid ld daadduumid.
daanduumin ld daadduumin.
daanduun1 ld daadduun¹. daanduun2 ld daadduun². daanduunshe ld daadduunshe.
daanduunsii ld daadduumi.
daanduunsiin ld daadduumin.
daangee Badar daango ka dhigid.
daangeyn eeg daangee.
daangeysad ld daangeysasho.
daangeysasho eeg daangeyso. ld daangeysad.
daangeysi ld daangeysasho.
daangeyso Badar daango ka dhigasho.
daango Galley ama messeggo la saloolay.
daanguur Shimbir yar, bay ah, koox-koox u socota oo qodata gocosada iyo abuurka duugan.
daani1 1. (m.u) Cayayaan aad u yaryar, badarka gala oo bolol ka dhiga; suus. 2. D. ah: beydari aad toogta u yaqaan. daani2 Nin aan la gafin toogta wax uu nishaabo.
page : 8 of 218
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>