hurgunsanaan ld hurgumaysnaan.
hurgunsanaansho ld hurgumeys-naan.
huri 1. Dab shididdiisa bilaabid. 2. Dab ololin.
hurid eeg hur². ld huris².
hurin eeg huri. ld huris¹.
huris (1) ld hurin.
huris (2) ld hurid.
huriwaa H. ah: wax lagu qasbanyahay oo meel kale oo laga maro aysan jirin. ld huriweyto.
huriweyto ld huriwaa.
huriye 1. (dii.) Qof kaniisad ka heesa. 2. (riw.) Qof ka mid ah koox heesta.
hurmadow 1. Maduulka ay yeeshaan weelasha dabka la saaro. 2. Qoryo dab lagu shiday oo qaar ka mid ahi gubtay. ld hormadow.
hurnaan eeg huran. ld hurnaansho, hurranaan, hurranaansho.
hurnaansho ld hurnaan.
hurran ld huran.
hurranaan ld hurnaan.
hurranaansho ld hurnaan.
hurre Midab madow-dhalaal ah.
hurrun Meel dhir badan; jiq.
hursan Wax la huriyey ahaansho (dab).
hursanaan eeg hursan. ld hursa-naansho.
hursanaansho ld hursanaan.
hurud Hurdo dhex gelid.
huruud 1. Sacfaraan. 2. Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.
huruudsad ld huruudsasho.
huruudsasho eeg huruudso. ld huruudsad.
huruudso Huruud marsasho.
huruuf (1) 1. Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo. 2. ld huruufid.
huruuf (2) Cid colaad wejiga uga muujin.
huruufid eeg huruuf². ld haruuf¹, haruufid, huruuf¹ (2).
huruushad Dhuxul noqosho (wax).
<< < 763 764 765 766 767 768 769 770 771 772 773 > >>