googgaa Erey la sheegayo markaas googgaale la bandhiggi rabo.
googgaale Halxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sheegidda macnaha sarbeebta ah.
googgaaleysad ld googgaaleysasho.
googgaaleysasho eeg googaaleyso. ld googgaaleysad, googgaaleysi.
googgaaleysi ld googgaaleysasho.
googgaaleyso Googaa-leysi ciyaarid.
googgarad Maro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirtaan. ld gorgorad.
googgaradayn eeg googgaradee.
googgaradee Googgarad ka dhigid (maro).
googgo'1 1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar. googgo'2 Cad cad noqosho (wax). googgo'an Wax cad cad u kala qeybsamay ahaansho.
googgo'id eeg googgo'².
googgo'naan eeg googgo'an. ld googgo'naansho.
googgo'naansho ld googgo'naan.
googgoo 1. (f.g) Wax cad-cad ka dhigid. 2. (f.mg) Wax ka dhuumasho.
googgoos G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).
googgoosad ld googgoosasho.
googgoosasho eeg googgooso. ld googgoosad.
googgooso 1. (f.g) Wax qaybo u jarjarasho. 2. (f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
googgoyn eeg googgoo.
gooh1 1. Nooc ka mid ah ololka geela. 2. Catow. gooh2 1. Neef geel ah ololid. 2. Cataabid. goohid eeg gooh².
gooji Sayn kor u qaadid (geel).
goojin eeg gooji. ld goojis, goojo.
goojis ld goojin.
goojo Kor u qaaddidda saynta uu kor u qaado dheddig geel oo rimman. ld goojin.
goojo1 Dawo hoore ah oo dhibic-dhibic afka looga qaato. gool Ciyaaraha kubbadda dhibcaha lagu tartamayo oo middood la helo.
page : 78 of 102
<< < 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 > >>