horfiiqsasho eeg horfiiqso. ld horfiiqsad.
horfiiqso Qof, garwade ka dhigasho.
horgal Meher-kaweyne.
horid ld horayn.
horin 1. In xoolo ah oo mar biyo loo sii daayo. 2. Koox dad ah. ld hormo.
horis ld horayn.
horjeed Ka h.: wax, wax kale hortooda jooga ahaansho.
horjeedid eeg hoorjed.
horjoog 1. (f.g) Nafley hortooda taagnaansho. 2. (f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.
horjooge Qof koox madax u ah.
horjoogid eeg horjoog.
horjoogsad ld horjoogsasho.
horjoogsasho eeg horjoogsad. ld horjoogsad, horjoogsi.
horjoogsi ld horjoogsasho.
horjoogso Cid wax ka hor istaagid.
horjoogto Haweeney koox madax u ah.
horkabe (nax.) Lifaaq ku dhega ereyga bilowgiisa. Tus. “aqaan, taqaan, yaqaan”.
horkac1 1. (-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin. 2. ld horkicid. horkac2 1. Cid hoggaamin. 2. Xoolo hor socosho si loo wado. horkannac Nicidda la naco wax la arkay markii ugu horreysay.
horkeen1 ld horkeenid. horkeen2 1. (f.lg) Qof wax hor dhigid. 2. (f.g.) Ka h.: laba qof is tusid. 3. (f.g) Iska h.: dad isku dirid. horkeenid eeg horkeen². ld horkeen¹.
horkicid eeg horkac². ld horkac¹ (2).
horleh Wax aan hore u jirin ahaansho.
hormadow ld hurmadow.
hormar1 Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar. hormar2 1. Ka soo horrayn. 2. Horay u socosho. hormari 1. Dad horumar gaarsiin. 2. Cid safka hore gelin. 3. Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
hormarid eeg hormar².
page : 78 of 93
<< < 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 > >>