dhacarsi ld dhacarasho.
dhacarso ld dhacaro.
dhacdhac1 1. Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi. 2. Hal hal u qubasho; daadad. 3. Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid. dhacdhac2 1. Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin. 2. Dhawr mar dhicid. dhacdhicid eeg dhacdhac². ld dhacdhac¹ (5), dhicdhicid.
dhacdiid1 ld dhacadiidid. dhacdiid2 ld dhacadiid². dhacdiidid ld dhacadiidid.
dhacdiidsad ld dhacadiidsasho.
dhacdiidsasho ld dhacadiidsasho.
dhacdiidsi ld dhacadiidsasho.
dhacdiidso ld dhacadiidso.
dhacdo Amar, arrin.
dhaclayn ld dhaaclayn.
dhaclaysan ld dhaaclaysan.
dhaclaysnaan ld dhaaclaysnaan.
dhaclaysnaansho ld dhaaclaysnaan.
dhacle ld dhaacle.
dhaclee ld dhaaclee.
dhacma-ku-dheg Geesariyoodka.
dhacmaggal Maqal ari oo aad u yar yar. ld dhacamaggal.
dhacmi 1. Ood xaro xoolaad afka ka saarid. 2. Ood weyn, cufan, xero ku adkayn. ld dhacami.
dhacmid eeg dhacan².
dhacmin eeg dhacmi. ld dhacamin, dhacamis.
dhacnaan eeg dhacan³. ld dhacnaansho.
dhacnaansho ld dhacnaan.
dhacsaal1 Daal aad u badan. dhacsaal2 Aad u daalid. dhacsaalid eeg dhacsaal².
dhacsad ld dhacsasho.
page : 87 of 218
<< < 82 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 > >>